Dibed-bax looga soo horjeedo Maamulka G/Banaadir oo Muqdisho ka socda (Daawo Sawirro)

Waxaa maalintii labaad xiran suuqa kalluunka Kulmis ee degmada C/casiis, iyadoo ganacsatada kalluunka iyo xoogsatada kalluumeysiga ay si weyn uga cabanayaan dhibaato lagu hayo. Ganacsatada Kalluunka ku iibiya Kawaanka Liido ee degmada Cabdicasiis ee Gobalka Banaadir ayaa wada bannaanbax, iyadoo xiray wadooyinka qaarkood, waxayna socod ku tageen taallada Daljirka Dahsoon, iyagoo u dhawaaqayey in dhulkii … Continue reading Dibed-bax looga soo horjeedo Maamulka G/Banaadir oo Muqdisho ka socda (Daawo Sawirro)